About Course
Tababarkaan waxaad ku qaadanaysaa sida ugu wanaagsan ama ugu habboon ee mashiinka Google wax looga radiyo.
waxaadna ku baranaysaa habab iyo farsamooyin kuu sahlaaya inaad heshid xogta ugu saxsan ee aad raadisay.
Course Content
Casharada
-
1 Sida loo helo xogtii ugu dambeysay
07:16 -
2 Is dhinac dhigga bogga raadinta iyo Website ka
06:33 -
3 Helista website aad raadisay mid la mid ah oo keliya
07:29 -
4 Sida erey word khaas ah looga raadiya website ka
04:24 -
5 Sida sawirka loogu raadiyo midabka
06:43 -
6 Qaabka sawirka loogu raadiyo Noociisa
06:22 -
7 Sida Google looga helo sawir aan background lahayn
07:00 -
8 Sida Sawirka loogu raadiyo cabirkiisa
06:31 -
9 Sida google ka looga helo sawiro free ah
04:24
Student Ratings & Reviews
No Review Yet