About Course
Kooraskaan waxaad ku baranaysaa sida loo sameeyo website caalami ah oo aad u qurxoon iyadoo isticmaalayo aaladda lagu dhiso website-yada ee WordPress.
Course Content
HORDHACA KOORASKA
-
Hordhaca Kooraska
03:49 -
2 – Dejinta iyo ku shubista Computer-ka Local Software
03:01 -
3 – Ku shubista WordPress Computer-ka
04:09
WORDPRESS IYO SAMAYNTA WEBSITE-KA
Qaado Shahaado
Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga oo aad kor ugu qaaddo fursadaha laguugu aqbali karo.

Student Ratings & Reviews
Waa kooras wanaagsan oo waan ku faaiiday👍👍