About Course
Koorskaan waxaa loogu tala galay qofka doonaya inuu hada bilaabo barashada Computer-ka si asaasi ah, xirfadda aad kubaranasid koorskaan waxaa kamid ah, Qalabka computer ku kaboobanyahay, Software-ka computerka kushaqeeyo, sida Web Browsers loo adeegsado oo internet wax laga baaro, sida internet loogu xirto computerka, sida email loo samaysto loona diro.
Course Content
Chapter 1: Introduction to Computers
-
1. What is a computer?
-
2. History of Computer.
-
3. Types of computers (Desktop, Laptop, Tablet)
-
4. Components of a computer (Monitor, CPU, Mouse, Keyboard)
-
5. Understanding hardware vs. software
-
6. Internal or external Parts of computer
Chapter 2: Operating System Basics
Qaado Shahaado
Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga oo aad kor ugu qaaddo fursadaha laguugu aqbali karo.

Student Ratings & Reviews
No Review Yet