About Course

Kooraskaan waxaad ku baranaysaa sida loo sameeyo website caalami ah oo aad u qurxoon iyadoo isticmaalayo aaladda lagu dhiso website-yada ee WordPress.

 

What Will You Learn?

  • - Waxaad ku barandoontaa sida loo istcimaalo wordpress.
  • - Sida loo doorta theme-ka kugu habboon.
  • - Sida wax looga badelo theme-ka.
  • - Sida plugins-ka loo soo geliyo.
  • -iyo qaar kaloo badan

Course Content

HORDHACA KOORASKA

  • Hordhaca Kooraska
    03:49
  • 2 – Dejinta iyo ku shubista Computer-ka Local Software
    03:01
  • 3 – Ku shubista WordPress Computer-ka
    04:09

WORDPRESS IYO SAMAYNTA WEBSITE-KA

Qaado Shahaado

Ku dar shahaadadan CV-gaaga si aad u muujiso xirfadahaaga oo aad kor ugu qaaddo fursadaha laguugu aqbali karo.

selected template

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 1 Rating
5
1 Rating
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Waa kooras wanaagsan oo waan ku faaiiday👍👍